Yaanu Nahay

About us Pic

Somali One waa hay’ad aan macaash doon aheyn  oo ka shaqeysa tayeynta iyo hormarinta nabada, xasilloonida iyo maamul diimoquraadi ah oo ka curta Soomaaliya. Waxaa hay’adda gacan siiya khubaro xaga horumarka ku takhasusay oo Soomaali iyo ajaaniibaleh. Somali One waxay si farsameysan isugu dareysaa aqoonta iyo qiyamka maxalliga ah ee soomaaliyeed iyo khibradda iyo mabaadii’da guud ee caalamiga si loo helo xal waara.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *