Shaqadeena

Somali One waxay diirada saari doontaa la tashiga iyo ka qeyb galinta dhalinyarada iyo kobcinta kaalintahaweenka  iyadoo la sameyn doono wacyi galin ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee dhaqan-dhaqaale iyo siyaasadeed ee saameynta ku leh aqlabiyada shacabka soomaaliyeed. Who we are 2

Somali One waxay qaban doontaa wacyi galin ku saabsan arrimaha muhiimka u ah shacabka iyadoo la isticmalaayo shirar, TV-ga, barnaamijyada raadiyaha iyo bartan internet-ka. Hadafka laga leeyahay hawlahan wacyi galin ayaa ah sidii sare loogu qaadi lahaa ka qeyb galinta muwaadiniinta soomaaliyeed. Sidoo kale waxaan dhiiragelin doonnaa ka wadahadalka arrimaha sida federaalka iyo noocyada hanaanka dawliga ah ee ku haboon dhaqanka iyo taariikhda soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *